fati
(m.l)

1. Dhiriq lo'aad. 2. Wax aad u badan oo aan cidina wax ka waayeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fati

daaci [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid. 2. (f.mg) Fatihid (webi).

boob [m.l]
1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.

fatah [m.l]
ld fatihid.

fatash [m.l]
Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish¹, fetesh¹.

fatash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish², fetesh².

fatashid [m.f.dh]
ld fatishid, feteshid.

fatasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho.

fatihid [m.f.dh]
eeg fatah². ld fatah¹.

fatiil [m.l] (-llo, m.dh)
Liifad. ld fatiilad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg