fatiil
(m.l) (-llo, m.dh)Liifad. ld fatiilad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fatiil ↴
fatiilad [m.dh]
ld fatiil.
fati [m.l]
1. Dhiriq lo'aad. 2. Wax aad u badan oo aan cidina wax ka waayeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg