fatish
(m.l)

ld fatash¹.

fatish
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shatay)

ld fatash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fatish

fatash [m.l]
Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish¹, fetesh¹.

fatash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish², fetesh².

fatashid [m.f.dh]
ld fatishid, feteshid.

fatasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho.

fatishid [m.dh]
ld fatashid.

fatisho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishtay, -ishatay)
ld fatasho.

fati [m.l]
1. Dhiriq lo'aad. 2. Wax aad u badan oo aan cidina wax ka waayeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg