fawna
(m.dh)

ld foona.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fawna

foona [m.dh]
(juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg