fawo
(m.dh)

1. Dun midab leh oo dharka qurxiso. 2. ld fuwo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fawo

fawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
Maro fawo u yeelid.

fuwo [m.l]
1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg