faxid
(m.f.dh)

eeg fax². ld faxis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faxid

faxis [m.l]
ld faxid.

fax [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.

fax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg