faxshar
(m.l)ld facshar¹.
faxshar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld facshar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faxshar ↴
facshar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.
facshar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².
facsharan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
facsharid [m.f.dh]
eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.
facsharmid [m.f.dh]
eeg facsharan. ld faxsharmid.
faxsharid [m.dh]
ld facsharid.
faxsharmid [m.dh]
ld facsharmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg