fayiig
(m.l)Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
fayiig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Ku f.: wax indho ku baniixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fayiig ↴
fayiigid [m.f.dh]
eeg fayiig².
fayiigsad [m.l]
ld fayiigsasho.
fayiigsasho [m.f.dh]
eeg fayiigso. ld fayiigsad, fayiigsi.
fayiigsi [m.l]
ld fayiigsasho.
fayiigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Indho binixsi samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg