fayiigid
(m.f.dh)eeg fayiig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fayiigid ↴
fayiig [m.l]
Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
fayiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ku f.: wax indho ku baniixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg