fayiigso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Indho binixsi samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fayiigso ↴
fayiigsasho [m.f.dh]
eeg fayiigso. ld fayiigsad, fayiigsi.
fayiig [m.l]
Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
fayiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ku f.: wax indho ku baniixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg