faylduubid
(m.f.dh)eeg faylduub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faylduubid ↴
faylduub [m.l]
Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.
faylduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg