feejig
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gaa, -gayd)ld feeyig.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feejig ↴
baabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
baraarug [m.l]
1. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
baraarug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof iskiis hurdo uga kicid. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh hurdo ugu kicid. 3. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah arrin u yeelasho.
dhammaas [m.l]
Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
dhawrad [m.l]
Nafley feejignaan badan.
dhoohan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hanaa, hanayd/-hnaa, -hnayd)
Qof had iyo jeer aan feejignayn oo waxa hareerihiisa ka dhacaya aan la socon.
feejigaan [m.dh]
ld feeyigaan.
feejigaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feeyigaansho.
feejigan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld feeyig.