feejigan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld feeyig.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feejigan ↴
feeyig [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.
indhafuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax feejigan ahaansho. 2. Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho. 3. Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
xoolo-ogaa [m.l]
Qof ilaalinta xoolaha aad ugu feejigan. ld xoolo-ogaal.
feejig [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
ld feeyig.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg