feejignaan
(m.dh)ld feeyignaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feejignaan ↴
baabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
baraarug [m.l]
1. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
baraarug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof iskiis hurdo uga kicid. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh hurdo ugu kicid. 3. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah arrin u yeelasho.
dhawrad [m.l]
Nafley feejignaan badan.
feejignaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feeyignaan.
feeyigaan [m.f.dh]
eeg feeyig. ld feejigaan, feejigaansho, feejignaan, feejignaansho.