fetesh
(m.l)ld fatash¹.
fetesh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)ld fatash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fetesh ↴
faalig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug. faalug
fatash [m.l]
Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish¹, fetesh¹.
fatash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish², fetesh².
fatashid [m.f.dh]
ld fatishid, feteshid.
fatasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho.
fennid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax feteshid.
feteshid [m.dh]
ld fatashid.
fetesho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
ld fatasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg