feyd
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Wax, wax ku gudban ka weecin. 2. Wax, wax ku daboolan ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feyd ↴
faa'iido [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹. faa'ido, feydo
ded [m.l]
1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.
ded [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².
feydad [m.l]
ld feydasho.
feydan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la feydey ahaansho.
feydasho [m.f.dh]
eeg feydo². ld feydad.
feydid [m.f.dh]
eeg feyd.
feydnaan [m.f.dh]
eeg feydan. ld feyd-naansho.
feydnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feydnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg