feydan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Wax la feydey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feydan

ded [m.l]
1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.

ded [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².

feydnaan [m.f.dh]
eeg feydan. ld feyd-naansho.

feyd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax, wax ku gudban ka weecin. 2. Wax, wax ku daboolan ka qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg