ficiltan
(m.l)

1. Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso. 2. ld ficiltamid.

ficiltan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ficiltan

ficiltamid [m.f.dh]
eeg ficiltan². ld ficiltan¹ (2).

qiiro [m.dh]
Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg