fidhikhi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld firikhi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fidhikhi ↴
fidhikhin [m.dh]
ld firikhin.
firikhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.
firikhin [m.f.dh]
eeg firikhi. ld fidhikhin.
isfidhikhi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Kibir iyo islaweyni muujin.
isfidhikhin [m.f.dh]
eeg isfidhikhi. ld isfi-dhikhis.
isfidhikhis [m.l]
ld isfidhikhin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg