fidnawale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fidnawale ↴
colwade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
1. Qof garwadeen u ah col. 2. Qof colaad iyo xasilooni la'aanta jecel; fidnawale.
fidmawade [m.l]
ld fidnawale.
fidmawale [m.l]
ld fidnawale.
fidnawade [m.l]
ld fidnawale.
fidno [m.dh]
1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg