fidno
(m.dh)

1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fidno

fataan [m.l] (-nno, m.dh)
Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.

fidmad [m.dh]
ld fidno.

fidmo [m.dh]
ld fidno.

fidmoole [m.l]
ld fidnoole.

fidnad [m.dh]
ld fidno.

fidnoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dadka isku dira oo colaad dhex dhiga.

fid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax meel ku baahid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg