fidsasho
(m.f.dh)

eeg fidso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fidsasho

dhiidhiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.

gogol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-glay, -goshay; -gli)
1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Sariir firaashi.

kalabbaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax duubnaa kala fidsasho.

shiraaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
1. Shiraac fidsasho. 2. Meel ka tegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg