figle
(m.l)

Kor u taaggidda wadaan biyeysan si xoog iyo xeelad leh kor loogu taago.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh figle

figlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Figle samayn.

figleyn [m.f.dh]
eeg figlee. ld figleys.

figleys [m.l]
ld figleyn.

fig [m.dh]
ld fiq.

fig [m.dh] (-gyo, m.dh)
(jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg