fiicnayn
(m.f.dh)

eeg fiicnee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiicnayn

urduf [m.l] (-fyo, m.dh)
Wax tabar daran oo aan muuqaalkiisu fiicnayn.

dhaxantir [m.l]
1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.

silloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.

suyuc [m.l]
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg