fiid-horaad
(m.l)

Fiidka intiisa hore.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiid-horaad

fiidgooyo [m.dh]
Hawl la qabto fiid-horaadka. ld fiid-horor.

fiid-horor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg