fiid-horor
(m.l)

1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.

fiid-horor
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiid-horor

fiidgooyo [m.dh]
Hawl la qabto fiid-horaadka. ld fiid-horor.

fiid-hororid [m.f.dh]
eeg fiid-horor².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg