fiidi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Geed ubax bixin. 2. U f.: xoolo, fiid daajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiidi

birre [m.l]
1. Miiqyo dhuudhuuban, cawska fiidiisa ka baxa oo markay qallalaan wax mudi kara. 2. Qolofka badarka qaarkii sida bariiska ku rogan.

fiidimo [m.dh]
Cuntada fiidkii la cuno; casho.

fiidin [m.f.dh]
eeg fiidi.

xayayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ubaxbixin; fiidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg