fiidraac
(m.l)

Guurada habeenka qaybtiisa hore la sameeyo. ld fiidraacid.

fiidraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Fiid-horaad guurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiidraac

fiidraacid [m.f.dh]
eeg fiidraac². ld fiidraac¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg