fiidso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Waqti fiid ah maararroobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiidso

fiidsasho [m.f.dh]
eeg fiidso. ld fiidsad, fiidsi.

fįid [m.l] (-dad, m.l)
Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.

fiid [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg