fiig
(m.l)

ld fiigid.

fiig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, gtay)

1. Neef qalo la cararid. 2. Irdhoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiig

fig [m.dh] (-gyo, m.dh)
(jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.

fiigaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld fiigtaal.

fiigacarar [m.l]
ld fiigacararid.

fiigacarar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Carar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.

fiigcararid [m.f.dh]
eeg fiigcarar². ld fiig-carar¹.

fiigid [m.f.dh]
eeg fiig². ld fiig¹.

fiigsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fiijiyey ahaansho.

fiigsanaan [m.f.dh]
eeg fiigsan. ld fiigsa-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg