fiigsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la fiijiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiigsan

fiigsanaan [m.f.dh]
eeg fiigsan. ld fiigsa-naansho.

fiigsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fiigsanaan.

sanis [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: ugaar halis horay uga baxsatay oo fiigsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg