fiil
(m.l)Midab cad oo geela iyo farduhu yeshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiil ↴
xafiiltamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xafiiltan². ld xafiiltan¹, xifaalootan, xifaaltamid, xifaaltan¹.
xafiiltan [m.l]
ld xafiiltamid.
xafiiltan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal-tan².
fiillo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Aqal weyn oo gooni u go'an oo deyd leh.
fiilo [m.dh]
1. Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo. 2. (muus.) Xargaha shareerada.
gareed [m.l]
Midabka fiilka iyo caddaanka u dhexeey.
hiimofiiliya [m.dh]
(daaw.) Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg