fiillo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Aqal weyn oo gooni u go'an oo deyd leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiillo ↴
fiil [m.l]
Midab cad oo geela iyo farduhu yeshaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg