fiiqid
(m.f.dh)

eeg fiiq³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqid

indhafiiqid [m.dh]
Qalidda indha lagu sameeyo si araggooda loo soo cesho.

rafiiqid [m.f.dh]
eeg rafiiq².

tus [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-say, -stay)
1. Cid wax farta ugu fiiqid. 2. Is t.: laba qof isu keenid.

fiiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Caarad, af. 2. Qalista indhaha. 3. Qashin. 4. Meesha u sarreysa wax dheer.

fiiq [m.dh]
ld fuuq².

fiiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax caarad dhuuban u yeelid. 3. (f.g) Indho qalid. 4. (f.g) Meel xaaqid. 5. (f.mg) Far ku f., gacan ku f.: wax dhuuban wax ku tilmaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg