fiiqtamid
(m.f.dh)

eeg fiiqtan². ld fiiqtan¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqtamid

fiiqtan [m.l]
1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg