fiiqtan
(m.l)1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.
fiiqtan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-amay, -antay; -ami)1. Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid. 2. Si tartiib ah caano u dhamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqtan ↴
fiiqtamid [m.f.dh]
eeg fiiqtan². ld fiiqtan¹ (3).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg