fiiro
(m.dh)

1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiro

eegmo [m.dh]
Daymo; fiiro. daymo, fiiro

maahsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho.

ollog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Daymo, fiiro. 2. Dhowaan. 3. Deris.

dhugmo [m.dh]
1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.

xutubi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qadarin. 2. Wax fiiro gaar ah siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg