fiixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Caano firfir ka keenid. 2. Wax ka dhididin. 3. Geed fuf yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiixi ↴
fiix [m.l]
1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
fiixid [m.f.dh]
eeg fiix³. ld fiix¹ (4).
fiixin [m.f.dh]
eeg fiixi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg