fiixid
(m.f.dh)eeg fiix³. ld fiix¹ (4).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiixid ↴
fiix [m.l]
1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
fiix [m.l]
1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
fiix [m.dh]
ld feex.
fiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg