fijaan
(m.l)ld fujaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fijaan ↴
fujaan [m.l] (-nno/fanaajiin/faraajiin, m.dh)
Weel yar oo dheg leh oo sida badan dhoob ka samaysan oo dareeraha lagu shubto. ld fijaan.
koob [m.l] (-bab, m.l)
1. Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan. 2. Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg