filaariya
(m.l)

(daaw.) Deriskunool ka tirsan qaybta “nematodeka” wuxuuna wax yeelleeyaa soohyada xiriirinta iyo linfaatikada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filaariya

gudbiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg