filasho
(m.f.dh)

eeg filo. ld filad, filitaan (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filasho

filad [m.l]
ld filasho.

filitaan [m.l]
ld Filid; ld filasho.

laho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-haday, -hatay)
1. Laabta wax ka jecleysasho. 2. U l.: wax si aad ah u filasho.

malayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax filasho.

niyeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax in la helo filasho.

qafilasho [m.f.dh]
eeg qafilo. ld qufulasho, qunfulasho.

rajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jaysay)
Filasho. ld rejee.

shinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Qof qaraaba-nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho. 2. Wax manaafacaadkiisa isku hal-layn.

tasho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
1. Arrin go'aan ka gaarid. 2. Ku t.: wax filasho. 3. La t.: talo cid la garabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg