filfil
(m.dh)

Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filfil

filfili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax filfil ku darid. 2. Cid dhibaato gaarsiin.

filfilin [m.f.dh]
eeg filfili.

filfillaa [m.l]
Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg