filgan
(m.l)

ld filgin.

filgan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

Wax la filgay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filgan

filgin [m.l] (-immo, m.dh)
1. Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo. 2. Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg