filnaan
(m.f.dh)

eeg filan. ld filnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filnaan

aad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid. 2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid. 3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid. 5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.

deeq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.

filnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg filnow. ld filnaan.

gaar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel tegid. 2. (f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid. 3. (f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.

qafilnaan [m.f.dh]
eeg qafilan. ld qafilnaansho, qufulnaan, qufulnaansho, qunfulnaan.

qafilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qafilnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg