finjil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Sabuul badar iniino ka fujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh finjil

dhildhil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax finjilid.

finjilid [m.f.dh]
eeg finjil.

gufi [m.dh]
1. Jirrid xabaalan oo geed la jaray ka hartay. 2. Sabuul gallay oo mirihii laga finjilay.

jawnsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Miro la finjilay ahaansho.

sikilo [m.dh]
S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg