finnaaq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: neef irmaan oo aan caano badan lahayn; baaqimo. ld finnaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh finnaaq

finnaaqo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
ld finnaaq.

finnaaqsasho [m.f.dh]
eeg finnaaqso. ld finnaaqsi.

finnaaqsi [m.l]
ld finnaaqsasho.

finnaaqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Neef baaqimo ah maalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg