fiq
(m.dh)

Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiq

yabaro [m.dh]
Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqibburaale).

ardooyin [m.l.w]
Duulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo udug iyo raashin; fiqiburaale; wadaaddo.

faqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fiqi².

faqid [m.f.dh]
eeg faq². ld fiqid.

faqin [m.dh]
ld fiqin.

faqis [m.l]
ld fiqin.

fig [m.dh]
ld fiq.

fiqi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga. 2. Qof ku xeel dheer diinta islaamka.

fiqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid hoos ula hadlid. ld faqi.

f [m.dh]
(fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg