fiqibburaale
(m.l)Nooc rooxaanta dadka ku dhacda ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiqibburaale ↴
yabaro [m.dh]
Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqibburaale).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg