fiqid
(m.f.dh)

ld faqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiqid

faqid [m.f.dh]
eeg faq². ld fiqid.

fiqiduur [m.l] (-rro, m.dh)
Wadaad aan aqoon dheer u lahayn diinta kuna qaraabta.

kitaabgaab [m.l]
Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.

fiq [m.dh]
Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg